Skip links

Biciid

Keydka xogaha ummadda

Keydka Ummadda

KU SAABSAN BICIID

Sawraca &
Sooyaalka

Deegaanka &
Duurjoogta

Xiddigiska &
Xoolaha

Hiddaha &
Haadda

Afka &
Suugaanta

Dhirta & 
Dhaqanka

Selected Projects

Keydka Ummadda💡

Biciid, waa keydka ugu weyn ee Soomaalida kaas oo lagu keydiyo xogaha kala duwan ee Soomaalida gaar ahaan arrimaha la xiriira ahaanshiyaha, iyo lahaanshiyaha ummadeed, kheyraad, iyo mid dhuleed inta ba. Badbaadi xogteenna oo ku keydi Biciid.

Galalka

Dhirta, Haadda, Ummadda, Badda & Xoolaha

Galalka Biciid, waa galal gaar ah oo loogu talo galay in lagu keydiyo si lambarle ah noocyada kala duwan ee nooleyaasha, & Sooyaalka ummadda.

Galka dhirta

+
%

Galka Haadda

+
%
See How it Works

Ladeg Buugaag

Bahda Biciid, waxa ay aruurisay oo ay gacanta ku haysaa kumannaan qormo, buug, maqaallo, iyo cilmibaarisyo kuwaas oo la xiriira arrimaha Soomaalida. La deg iyaga oo bilaash ah.

Qaamuuska Biciid

Qaamuuska Biciid oo ka koobaan isugeynta erayada 3'da qaamuus ee Soomaalida ugu saxan, ugu isticmaalka badan loogu na aaminaadda badan yahay ee kala ah; Keenadiid, Mansuur & AGA [Jibuuti]. Si fudud u baaro erayga aad doonaysid.

Keydka Hiddaha

Ummad aan lahayn keyd hidde sida; matxaf, iyo goobo lagu keydiyo dhaqankooda iyo oollimaadkoodu ba waa ummada jiriteenkeedu liicay. Hadda ba la dheeho Biciid, qeybaha keydka oollimmaadka iyo duugaasha ummadda Soomaaliyeed.

New features

AFWAAN — AQOON & OGAAL UMMADEED

Dhaqanka
Sooyaalka
Suugaan
Xiddigiska
Xoolaha
Dhirta
Haadda
Badda
Build your shop

Cawayska Biciid

Cawayska Biciid, waa barnaamij bille ah oo bulshada lagu baro, baraarujiyo, lagula na caweeyo dadweynaha kala duwan ee Soomaalida. Barnaamijkaan oo ka kooban qeybo kala duwan waxa uu kor u qaadayaa Wacyi bulshada.

Madaddaalo &
Maamuus dhaqan

Aqoon & 
Ogaal

Milicsi &
Muraaqo

Ku xirnoow!

Xiriir

    Your name

    Email address

    (Optional)

    Subject

    Your message

    This website uses cookies to improve your web experience.
    Home
    Account
    Cart
    Search
    Explore
    Drag